Garoowe: 20 November 2021: Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash,ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa hay’adda UNDP Soomaaliya Mr Jocelyn Mason.

Kulanka ayaa looga hadlay horumarinta mashaariicda UNDP ka fuliso Puntland, dardargelinta qorsheyaasha socda iyo xoojinta xiriirka wada shaqayneed ee UNDP iyo Puntland.

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.