Senator J.D Vance oo Madaxweynihii hore Maraykanka Donald Trump uu u xushay inuu noqdo musharaxa jagada madaxweyne ku-xigeenka ee kala qayb galaya doorashada, ayaa xalay si rasmi ah u aqbalay xulashadaas.
J.D Vance ayaa khudbad uu xalay ka jeediyay shirweynaha xisbiga Jamhuuriga diiradda ku saaray ammaanka Qaranka ee maanta, siyaasadda arrimaha dibadda iyo hal ku dhigga Make America Great Again.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.