Ma dhabaa in Fahad Maraykanku xanibay?

Fahad Yaasiin,waxuu isku dayay maalmihii lasoo dhaafay in uu ka baxo Dalka oo udhaafo dhanka Itoobiya.

Balse,waxaa hor istaagay Maraykanka,gaar ahaan CIA,waxaana la galiyay Xabsi Guri.

Maamulka Madaxweyne Biden,waxay qorshaynayaan in ay kusoo rogaan cunaqabatayn Fahad Yaasiin.

Fahad waa mid ka mid ah Jaajuusiintii ugu khatarta badnaa Geeska Afrika ee Taariikhda soo mara.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading