Ma dhabaa in Hoobiyayaasha lagu khaarajin lahaa Axmed Madoobe?

Hoobiyaasha Caawa Dhuusamareeb lagu garaacay iyo Rasaasta la maqlayo shaki weyn ayay abuurtay.

Farmaajo wuxuu isku deyayaa in Axmed Madoobe lagu dilo Dhusamareeb oo wuxuu rabaa aargoosi.

Waxaa kasoo xirmay Farmaajo Wada walba oo uu qorshaystay,waxaana gees walba uga yimid digniin.

Waxaa loo sheegay in uusan Dhuusamareeb kasoo tagi karin,isagoon heshiis lasoo saxiixan Madaxda kale ee Somalida.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading