Ma dhabaa in Madaxweyne Xasan ogolaaday Shidaal baarista Badda Somaliya Ee Kenya muranka gelisay?

Booqashadii Madaxweyne Xasan ee Tansaaniya,waxay ahayd qorshe lagu qarinayay kulan Shirkad Shidaal.

Uhuru iyo Xasan waxay si wadajir ah ula kulmeen Shirkad Faransiiska laga leeyahay oo shidaalka baarta.

Madaxweyne Xasan,waxuu bixiyay raali ahaanshaha Somaliya ee ah in Shidaal ka baarista Badda Somaliya ee Kenya ay ku murmeen lasii wado.

Haatan Shirkadaha ku hawlan shidaal baarista Baddaas ee ay hakadka ay gelisay xukunkii Maxkamada Aduunka,waxay heleen kalsooni ay hawshooda kusii wadaan.

Sida la filayo,waxaa jiri doona heshiis qarsoodiya oo dhexmari doona Somaliya iyo Kenya oo ku saabsan Shidaal baaristaas Bilooyinka soo socda.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading