Ma dhabaa in Somaliya laga dilaacinayo Ceelkii Shidaal Ee uhoreeyay?

Weli lama dhamaystirin qiimayntii ugu danbaysay,waxaana harsan arimo muhiim ah si loogu gudbo dillaacinta Shidaalka.

Waxaa xusid mudan in Saldhigyada cusub ee loo dhisayo Ciidamada Danab ee Bartamaha iyo Koonfurta Wadanka ay qayb ka yihiin hawshan oo laga wada dhisayo goobaha Shidaalkaas laga dillaacin doono.

Ugu danbayn,waxaa horay loo qorsheeyay in December Sanadkan lasoo gabagabeeyo qiimaynta ugu danbaysa.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading