Ma is-casili doonaa Wasiirka cusub ee Arrimaha dibedda, kaddib bahdilaadii xalay ?

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaq Maxamuud Abuubakar, ayaa waxba kala socon talaabadii Dowladda Soomaaliya ay ku joojisay xiriirka Kenya.

Fahad iyo Farmaajo,ayaa soo gaaray go’aankaas xalay kadibna amray in la shaaciyo.

Waa masuuliyad daro aad uweyn oo si fudud Somaliya khatar loogaliyay.

Dal daris ah,Ciidankiisu gudaha joogo,Somali oo idil la degan tahay in sidaa fudud go’aan looga qaato waxuu la mid yahay go’aankii Siyaad Barre ka qaatay Ruushka ee lagu jabay.

Farmaajo taageero kama haysto guud ahaan Somaliya kamana bixi karo Qolka uu Villa-da kaga jiro,waxuuna dalka udhibaataynayaa sidii dib loogu dooran lahaa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading