Ma loo baahnaa Xariga Xil.Abiib Ee Hargaysa lagu xiray?

Abiib waa khatar Siyaasadeed oo SL dul hoganaysa ama waa Banbaano Saacad walba qarxi karta.

Ma qaadi karin culayska Siyaasadu leedahay oo waa ka fudud yahay Warqad mana leh aragti iyo fahan Xil.Abiib.

Hadalo uu mariyo Saxaafada Hargaysa ee faraha ka badatay iyo Dhalinyaro la kiciyay oo reer Awdal ah,ayuu kusoo caan baxay.

Xilligii ku haboonaa,ayaa la qabtay markii la isticmaalay kadib.

Ugu yaraan Laba Sano oo Xabsi ah inta ay dhamaanayaan duufaanadan Siyaasadeed ee Geeska in lagu hhao Xabsiga,ayuu ubaahan yahay.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading