Waa tilmaan fiican in Xeebta Garacad noqoto meel la maalgashto.
Shirkaddaha Tayo iyo Qurxinta Ee Ilwaad waa ku bogaadinaynaa dhiirigalintoida.

Hantiilayaasha reer Puntland waa in ay ku daydaan oo maalgaliyaan Xeebta Qurxoon ee Garacad.
Garacad waxay leedahay Xeeb macaan io ku wanaagsan Dalxiiska iyo nasashada .

Ka qaado doorkaaga maalgashiga Garacad dhanka Dalxiiska.
Jibril Qoobey.

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.