Maamul cusub oo loo magacaabay Degmada Afmadow

Wareegto ka soo baxday Wasaaradda arrimaha Gudaha Jubbaland ayaa goor dhow lagu Magacaabay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku xigeenka Degmada Af-Madow.


Wareegtadaan ayaa guddoomiyaha degmada loogu magacaabey Mudane Yuusuf Xassan Xusseen,sidoo kale waxaa ku xigeen looga dhigey Cali Ribaax Sheekh.

halkan ka akhriso wareegtada:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading