Maamulada Xulufadda la ah dowladda oo ka hadlay doorashadda Qoor Qoor

Madaxweynayaasha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare  iyo Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa hambalyo u diray Axmed Qoor Qoor oo maanta loo doortay Madaxweynaha Galmudug doorasho ka dhacday Dhuusamareeb.

Labadda maamul ayaa ugu baaqay Qoor Qoor ka xalinta Khilaafka ka dhex taagan maamulka Galmudug.

Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle ayaa ah labo maamul oo Xulufo la ah dowladda dhexe ee Soomaaliya.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading