Maamulka Gobalka Banaadir oo digniin u diray Musharixiinta Madaxweynaha (Akhriso)

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray war saxaafadeed uu shacabka ku nool Gobolka Banaadir ugu baaqayo sugidda amniga, iyadoo eedeyn loo jeediyay Musharaxiinta Madaxweynaha ee todobaadkii hore ku shiray magaalada Muqdisho.

War saxaafadeedka oo ka soo baxay Xafiiska Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa sal iyo raad laheyn lagu tilmaamay eedeyn ka timid Musharaxiinta Madaxweynaha oo loo jeediyay hadalkii uu dhowaan jeediyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho iyo Madaxweyne Farmaajo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading