Ilaa iyo hada laamaha amaanku kama hadlin dhacdadii shalay lagu dilay Cabdiqaadir Siciid Aw-Yuusuf rabi ha’unaxariistee.

Waxii shalay dhacay mahan wax ugub ah,balse waxaa ceeb ah in maamulka iyo saraakiisha amaanku ilaa iyo hada aysan kaba hadlin.
Waa mid muujinaysa sida weli nidaamka Puntland uhooseeyo 20-sano kadib.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.