Maamulka Lafta-gareen oo amar dul-dhigay Shirkadaha Shidaalka iyo Mac’danta (Akhriso)

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku wargelisay dhamaan Shirkadaha Shidaalka iyo Mac’danta in ay iska soo diiwaan geliyaan Wasaaradda.

Qoraal kasoo baxay Wasaarka Wasaaradda Batroolka Koonfur Galbeed  Maxamed Cabdiraxmaan Nuur ayaa lagu sheegay in cid alaala ciddii aan u hoggaansamin amarkaan laga qaadi doono tallaabo waafaqsan Sharciga.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Koonfur Galbeed.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading