Maamulkii Gobolka Doollo ee DDSI oo la badalay

Guddoomiyaha Gobolka Doollo waxaa loo magaacaabay Cabdishakuur oo kasoo jeeda beesha Ogaadeen.

Gudoomiye xigeenka Gobolka,waxaa loo magacaabay Cabdixukun oo kasoo jeeda Beesha Majeerteen.

Sidoo kale Gudoomiyaha Degmada Wardheer waxaa loo magacaabay Cabdiqani Cabdille oo kasoo jeeda Beesha Majeerteen.

Gudoomiyaha Gobolka waxaa hayay beesha Majeerteen oo hada laga qaaday.

Boqolkiiba Todobaatan Gobolka Deegaan ahaan waxaa ubadan beesha Majeerteen.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading