Maareeye “Dadka ku nool Puntland, Galmudug iyo Somaliland haka qeyb-qaateen Gurmadka”+VIDEO

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo kamid ah Guddiga gurmadka fatahaadaha ee Dowladda Federalka, ayaa ugu baaqay Bulshada ku dhaqan Degaanada Puntland, Galmudug iyo Somaliland inay u gurmadaan Dadka ay saameeyeen Fatahaadu ee ku nool Gobalka Hiiraan, maadama Dowladda Federaalku aysan awood u laheyn, dadaalkeediina ay muujisay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading