Wasiirkii hore ee XFS Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa gal-dacwadeed ka dhan ah Suldaan Maxamed Jaamac Cumar, u gudbiyay Xeer ilaalinta Guud ee Qaranka Soomaaliyeed, isagoo ku eedeeyay inuu si shaqsi ah ugu xadgudbay isaga iyo masuuliyiin kale.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.