Maareeye oo durba bilaabay loolan ka dhan ah Villa Soomaaliya (Akhriso)

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa durba bilaabay weerar afka ah iyo loolan ka dhan Madaxtooyada, isagoona ka digay in la musuqmaasuqo Guddiga soo xuli doona Ergada dooran doonta Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku matalaya Gobalada Waqooyi.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading