Madasha Xisbiyada Oo ku gorgortamaya in Khayre la badalo

Waxaa maanta uu dhexmaray Kulan xubno ka tirsan Dowladda Federaalka iyo Madasha Xisbiyada Qaran.

Kulankaas,ayaa loogu gogol xaarayay shirka la filayo in maalinka beri foog ah uu dhexmaro Madaxda Madasha Xisbiyada Qaran iyo Madaxweyne Farmaajo.

Hadaba waxaa nasoo gaaray xog ku saabsan ajandaha ay wataan Madaxda Xisbiyada.

Shuruuradahaas waxaa ka mid ah:-

1. Doorashada waqti laguma dari karo.

2. AXmed Madobe in Dowladdu ictiraafto .

3. In Raysul Wasaare cusub mucaaradka laga magacaabo,sababtoo ah Dowlada hada jirta lama Aamini karo kaligeed.

4.Wixii horay u dhacay In laga gudbo.


Lama sadaaalin karo in shuruudahan ay aqbali doonaan Farmaajo iyo kooxdiisa,balse waxa la sugaaba waa kulanka iyo natiijadiisa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading