Madasha Xisbiyada Qaran oo ka horyimid magacaabidda Golaha Adeegga Garsoorka (Akhriso)

Madasha Xisbiyada Qaran oo ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee Dalka Sharif Sheikh Ahmed & Hassan Sheikh Mohamud, ayaa si adag uga hor-timid Guddiyo ay kamid yihiin Golaha Adeegga Garsoorka iyo Hey’adda Batroolka Soomaaliyeed oo khamiistii ay ansixiyeen Wasiirada Xukuumaddii la riday ee Ra’iisul Wasaare Hassan Ali Khaire.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading