Madaxda Somalida oo Garowe iskugu tagaysa bishan dhamaadkeeda

Garowe waxaa ka dhacaya 27-ka bishan kulan ay soo qaabanqaabiyay Machadka Heritage.

Kulankaas waxaa iskugu imaanaya madaxda Somalida intooda badan.

Madaxweyne Axmed Madoobe,Madaxweyne Qoor-qoor waxay bixiyeen xaqiijin in ay kulankaas imaanayaan,waxaanse weli cadayn Laftagareen iyo Guudlaawe.

Kulankan waa mid mar walba uu qabto Machadka Heritage oo markan loo doortay Garowe kii ka horeeyayna,waxaa lagu qabtay Jabuti.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading