Madaxda Somalida oo kulan Jimcaysi kuwada qaatay Madaxtooyada Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynayaasha Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ayaa galabta wakhti kuwada qaatay Xarunta Madaxtooyada ee Galmudug, halkaasi oo maanta uu qado sharaf ugu sameeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading