Shir u dhexeeya Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble, Madaxweynayaasha Dowlad Gobaleedyada iyo Wakiillada Beesha Caalamka ayaa ka socda Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho.
Shirka ayaa looga hadlayaa hirgalinta heshiiska doorashada ee Madaxda Soomaalida iyo sidii Beesha Caalamku ay gacan uga geysan laheyd, gaar ahaan dhaqaalaha Doorashada.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.