Madaxda Urur Goboleedka IGAD oo Shir uga furmay Nayrobi

Madaxweynayeyaasha iyo wakiilada qaar kamid ah waddamada Urur Gobboleedka IGAD oo maanta kulankii 39-aad ee aan caadiga ahayn ee IGAD ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ka hadlay sidii xal loogu heli lahaa dhibaatooyinka hareeyay gobbolka, sida colaadaha iyo abaaraha ka jira inta badan wadamada IGAD.

Shirka,ayaa waxaa sidoo kale ka qaybgalay dowladaha iyo hay’adaha reer galbeedka ee taageera IGAD.

Somaliya waxaa shirkaasi uga qaybgalaya Wafddi uu hoggaaminayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeynka Somaliya Mahdi Maxamed Guuleed.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading