Madaxda Urur Goboleedka IGAD oo yeelanaya kulan looga xaajoonayo damaca Itoobiya

Madaxweynaha Jabuuti oo ah Guddoomiyaha Ururka IGAD,ayaa kubaaqay shir deg deg ah oo looga hadlayo Damaca Guracan ee Itoobiya iyo jawaabta ay ka bixisay Soomaaliya.

Shirkan oo ka dhici doona 18-ka Bisha dalka Uganda,ayaa daba socda baaqii Soomaaliya ee ahaa in Wadamada IGAD kulan ay ka yeeshaan damaca Itoobiya ee ka soo horjeeda shuruucda IGAD iyo dhammaan shuruucda kale ee Caalamka.

 

Halkan ka akhriso:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading