Madaxii Shirkada DP World oo Bosaso lagu toogtay Saakay

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso waxay sheegayaan in goordhaw halkaasi lagu dilay madaxii shirkadda DP World ee qeybta magaladaasi.


Ninka la dilay ayaa lagu magacaabaa Paul Anthony Fermosa waxaa uu hayay maamulka shirkadda ee ku howlaneyd dhisidda dekedda magaalada Boosaaso.

Wararka soo baxaya waxay sheegayaan in la toogtay mas’uulka.

Wixii faahfaahin ah halkan ayaan idiin kuugu soo gudbin doonaa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading