Madaxweynaha Angola oo loo dhiibay hogaaminta Afrika

Madaxweynaha Dalka Angola João Lourenço,ayaa loo doortay Guddoomiyaha Midowga Afrika isaga oo beddelaya hoggaamiyaha hadda jagadaas haya oo ah madaxweynaha dalka Muritaaniya.

Madaxda Midowga Afrika,ayaa la filayaa in ay sidoo kale dooran doonaan qofka noqonaya guddoomiyaha Fulinta ee Midowga Afrika.

Kursigaas,waxaa ku loolamaya Wadamada Jabuti iyo Kenya oo ay kala metalayaan Raila Odinga iyo Maxamuud Cali Yuusuf.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading