Madaxweynaha Burundi oo gaaray Dalka Kenya (Sawirro)

Madaxweynaha Burundi Evariste Ndayishimiye, ayaa maanta gaaray Ismaamulka Kisumu ee dalka Kenya, oo ay uga bilaabanayso booqashada labo maalmood ah. Isagoona kulan la yeelan doona Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo ku sugan gobalkaas.

Labada hoggaamiye oo ay dalalkooda Ciidammo kamid ah AMISOM ka joogaan Soomaaliya ayaa ka wada-hadli doona xaalada Gobalka iyo xiisadaha ka holcaya qaar kamid ah wadamada Geeska Africa.

Jibril Qoobey


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading