Madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle oo eedeyn u jeediyay beesha Caalamka (VIDEO)

Madaxweynaha cusub ee Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa ku eedeeyay beesha Caalamka in aysan siin maamulkiisa xilligii la dhisayay wax taageero ah.

Madaxweyne Guudlaawe ayaa tilmaamay in beesha Caalamka ay ka gaabisay in ay taageero dhanka dhismaha maamulka ah ay siiso Hirshabeelle oo ay ka jiraan dhibaatooyin kala duwan, isagoona intaas ku daray in isku tashi maamulka dhexdiisa ah lagu dhisay Hirshabeelle markii ay waayeen wax taageero ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading