Khilaaf xooggan ayaa ka dhex qarxay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal, kaas oo salka ku haya sida loo maareynayo doorashada Sanetorada Golaha Aqalka Sare ee BJFS.
Deegaanada Galmudug ayaa waxaa kasoo gala Aqalka Sare ee Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya 8 Senator, kuwaas oo ay soo doortaan Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Gobaleedyada.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.