Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Ahmed Abdi Kaarie, iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Wasiiro iyo Xildhibaano kamid ah DFS ayaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

Madaxweyne Qoorqoor ayaa kamid ah Madaxda ka qeybgalaysa Shirka Golaha wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka, oo looga hadlay waxyaabaha ka hirgalay heshiiskii 27-May ee Doorashooyinka iyo dardar-gelinta shaqooyinka haray.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading