Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab (VIDEO+Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Ahmed Abdi Kaarie ayaa kormeer ku tagay xerada Ciidanka Xoogga Dalka, gaar ahaan qeybta 21aad ee duleedka caasimadda Dhusamareeb.

Madaxweynaha ayaa bogaadiyay howlgalada CXD ay dhawaan ka fuliyeen deegaanada Galmudug kuna booriyay inay sii laba jibaaraan, gaar ahaan xiligaan xasaasiga ah ee loo diyaar garoobayo doorashada dalka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading