Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo magacaabay Garsoorayaal.
Dikreeto. 26ka-Juun-2021
Magacabid Garsoorayaasha Galmudug
Madaxweynaha Dowladda Galmudug
Markuu Arkay: Qodobka 50aad farqaddiisa 5aad ee Dastuurka Dowladda Galmudug;
Markuu arkay: Qod: 6aad ee Dastuurka DGGM, ee qeexaya sarreynta sharciga;.
Markuu arkay: Qod:18aad ee Dastuurka DGGM, ee qeexaya dhowrista xuquuqda eedeysanaha;.
Markuu garowsadey: Baahida loo qabo dhameystirka hay’adda garsoorka GM.;
Markuu tixgeliyay soo jeedinta: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Galmudug;.
Markuu la tashaday: Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug;
Wuxuu soo saaray xeerkan:
Qodobka 1aad:
Wuxuu Magacaabay Garsoorayaasha hoos ku xusan:
Maxkamadda Sare ee Galmudug:
- Mahdi Cabdullaahi Macalin Nuur- Garsoore
- Cabdullahi Cabdiqani Sh Yuusuf- Garsoore
- Maxamed C/llahi Ilbir- Garsoore
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud:
- Cabdullahi Axmed Cali -Gudomiye
- Cabdiraxman Xasan Cali -Garsoore
- Cabdirisaaq Cabdulle Xasan – Garsoore
Maxkamadda Gobolka Galgaduud:
- Cismaan Cali Maxamed – Guddoomiye
- Axmed Salaad Kulane – Garsoore
- Cabdirisaaq Bashiir Sh. Ciise —Garsoore
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Mudug:
- Nuur Cali Culusow – Garsoore
- Maxamuud Cabdi Cabdulle -Garsoore
Maxkamadda Gobolka Mudug:
- Xuseen Aadan Axmed -Garsoore
- Cabdullahi Cabdiraxmaan Maxamed – Garsoore
Maxkamadda Degmada Hobyo:
- Shaafici Cali Aadan – Guddoomiye
- Xirsi Maxamuud Xalane – Garsoore
Maxkamadda Guriceel:
- Maxamuud Jimcaale Xalaned – Guddoomiye
- Cabdirisaaq Diiriye Faarax -Garsoore
Maxkamadda Degmada Cadaado:
- Cabdicasiis Ciise Cali – Guddoomiye
- Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamuud -Garsoore
Maxkamadda Degmada Balanbal:
- Xuseen Cabdullaahi Yuusuf – Guddoomiye
- Axmed Aadan Cilmi – Garsoore
Maxkamadda Degmada Cabudwaq:
- Yuusuf Cumar Maxamed – Guddoomiye
- Ibrahim Yusuf Maxamuud – Garsoore
Maxkamadda Xeraale:
- Shariif Ciise Maxamed – Guddoomiye
- Cabdiqaadir Cabdullaahi Maxamed – Garsoore
Qodobka 2aad:
- Waxaa lafarayaa dhammaan hay’adaha kala duwan ee Dowladda Galmudug, in ay la shaqeeyaan garsoorayaasha Cusub ee la Magacaabay, si ay u gutaan waajibaadkooda shaqo.
Qodobka 3aad: - Xeerkaan waxuu dhaqan gelayaa marka uu saxiixo Madaxwaynaha Dowladda Galmudug. Waa uuna saxiixay.
Dhmaaad
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.