Madaxweynaha Imaaraadka oo booqasho ku gaaray Itoobiya

Madaxweynaha Wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta Shiikh Maxammed bin Zayed Al Nahyan,ayaa maanta ka degay magaalada Addis Ababa Caasimada Itoobiya.

Shiikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan,ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Bole ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed Cali.

Waa kulankii Labaad oo dhexmara Abiy iyo Maxamed Bin Sayed mudo Todobo Bilood gudahood ah.

Booqashada Madaxweynaha Imaaraadka ee Itoobiya,ayaa ah mid rasmi ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading