Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor , ayaa kulan la qaatay Madaxda iyo Wakiillada Hay’adaha Qaramada Midoobey ee ka howlgala Puntland.
Af-hayeenka Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Dowladda Puntland,Jaamac Dabaraani,ayaa faahfaahiyey.
Halkan ka daawo muuqaalka
Dardargelin fiican baa ka muuqata Dowlada PL oo Deni xantii ahayd in uu fasax galayo oo Imaaraadka aadayo markuu Golaha Wasiirada dhiso,waa soo yaraanaysaa.
Niyad jab ayay ahaan lahayd in MW nasasho u aado Dhul raaxo leh,iyadoo Bulshadu ubaahan tahay adeeg Dowladnimo.
JQ. pic.twitter.com/5KQCrNRv5m
— Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) March 17, 2024
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.