Madaxweynaha Jamhuuriyada Fadaraaliga Somaliya oo gaaray Sudan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo xoogga saaraya sidii Somaliya looga taageeri lahaa dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ayaa caawa gaaray magaalada Khartuum.

Madaxweynaha,ayaa Khartuum kula kulmay Wasiirka Gaashaandhigga dalka Sudan Sarreeye Guud Yaasiin Ibraahim Yaasiin.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ka qeyb-galaya Shir Madaxeedka Dalalka Jaamacadda Carabta, ayaa isaga iyo waftigiisa waxa ay ku sii jeedaan dalka Aljeeriya.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading