Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay geerida Col. Keyse Cismaan

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee Col.Keyse Cismaan Gari, oo xanuunka COVID19 ugu geeriyooday Magaalada Kismaayo.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa si gaar ah tacsida ula wadaagay Ciidamada Booliska Jubaland, qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagay Marxuum Col. Keyse Cismaan Gari.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading