Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay xaalada Wasiir Janan (VIDEO)

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa ka hadlay xaalada Wasiirka Amniga Jubbland C/rashiid Janan oo ay sheegtay Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu u xirnaa inuu ka baxsaday xabsigii uu ku jiray.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa xusay in DFS looga baahan yahay inay meel ku sheegto Wasiir Janan oo ay Afduubatay Garoonka diyaaradaha Muqdisho, xilli uu safar shaqo ugu socday Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading