Madaxweynaha Jubbaland oo khudbad ka jeediyay Golaha Aqalka Sare (VIDEO)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islam, oo Booqasho rasmi ah ku tagay xarunta Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa khudbad uu uga hadlayo xaalada dalka u jeediyay Guddiga Jogtada Golaha Aqalka Sare.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading