Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Maoobe), ayaa soo gudbiyay magacyada musharaxiinta 4-tii kursi ka dhimanaa Senitorada Aqalka Sare kasoo Jubaland,Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Liiska Musharixiinta ayaa ka kooban 8 Musharax, kuwaas oo ku tartami doona afar kursi, waxaana kuraasta labo ka mid ah ku tartami doona afar Haween ah.
5: Leyla Nuux Maax
Xareedo Maxamed Sheekh.
6: Ibraahim Aw-gaab Cismaan
Farxiyo Macalim Cabdi.
7:Maryam Faarax Kadiye
Zamzam Maxamed Bishaar
8: Xasan Daahir Yarow
Cali Maxamed Cali
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.