Madaxweynaha Jubbaland oo ku dhawaaqaya Liiska xubnaha Aqal Sare

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa la filayaa inuu soo gudbiyo liiska Musharaxiinta u tartameysa kuraasta Aqalka Sare ee Baarlmaanka Federaalka ee laga soo doorto Jubbaland.

Jadwalka doorasho ee Aqalka sare ayaa loo muddeeyay inay bilaabato maalinta berri oo Axad ah kuna beegan 25 July, sida qorshuhu yahay Jubbaland ayaa noqon doona Maamulkii u horreeyay ee bilaaba doorashada Aqalka Sare.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading