Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay Magatte Guisse

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Wakiilka Hay’ada UNHCR ee Soomaaliya Magatte Guisse,

Madaxweynaha iyo wakiilka ayaa ka wada hadlay xaalada dadka qoxootiga ah ee dib ugu soo laabanaya deeganada Jubaland iyo sidii loo garab istaagi lahaa isla markana loogu diyaarin lahaa waxyaabaha aas aasiga ah ee ay u baahan yihiin.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading