Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay Madaxweynayaashii hore ee Dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxmuud.
Kulanka oo ka dhacay Hoyga Madaxweynaha Jubbaland ka degan yahay Magaalada Muqdisho ayaa looga hadlay hubanti la’aanta weli ka jirta arimaha doorashooyinka dalka iyo shirka dhowaan la filayo in uu Muqdisho ka dhaco.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.