Madaxweynaha Jubbaland oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha Jubbaland H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa gaaray magaalada Muqdisho, waxaana si weyn ugu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Muqdisho Wasiiro, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kamid ah DFS.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa kamid ah Madaxda ka qeybgalaysa Shirka Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka, kaas oo lagu waday inuu maanta furmo balse uu ku yimid dib u dhac, maadama uusan weli dalka kusoo laaban Madaxweynaha Puntland H.E Said Abdullahi Deni.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading