Madaxweynaha Jubbaland H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble u soo gudbiyay magacaabista Xubaha Jubaland uga mid noqonaya Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-Goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.