Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan oo Galabta gaaray Muqdisho

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Xubno ka mid ahLabada Gole ee Maamulkaas,ayaa Galabta ka soo dagay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ee Aadan C/lle Cismaan Aadan Cadde.
 
Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Koonfur Galbeed,ayaa Magaalada Muqdisho u yimid ka qeyb galka Shirka Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah dowlada fadaraalka iyo madaxda Dowlada dhexe oo maalinka Berri foog ah ka furmi doona Muqdisho.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading