Madaxweynaha Madaxweynayaasha Somaliya Oo Bosaso dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha Dawlada Puntland ahna Madaxweynaha madaxweynayaasha Somaliya,ayaa ka degay magaalada Boosaaso, waxaana si weyn ugu soo dhaweeyay xukuumada iyo qaybaha bulshada Bosaso.

Madaxweyne Gaas oo saxaafada la hadlay markuu gaaray Bosaso ayaa yiri” shirkaas waxuu ahaa mid jawi wanaagsan kusoo dhamaaday, isla markaana lagu sameeyay madal ay wadaagaan dowlad goboleedyada taasoo in muddo ah laga baaraan dagay samaynteeda.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading