Madaxweynaha Mareykanka oo ka cafinaya Ardayda Deynta Waxbarasho

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden,ayaa Toddobaadkii hore ku dhawaaqay in uu cafin doono amaahda Waxbarasho ee lagu leeyahay ardaydii horay deymaha waxbarasho u qaatay.

Waxaa xusid mudan in horay uu madaxweynuhu qorshe kan ka ballaaran uu doonayey inuu deynta waxbarasho kaga daayo malaayiin qof oo qabay deymahaas, hase yeeshee, Maxkamadda Sare ee Maraykanka,ayaa arrintaas horjoogsatay.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading