MADAXWEYNAHA OO DHAGGAX DHIGAY DHISMAHA WADADA GAROOWE-GARACAD.

Garoowe: 06 May 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta dhaggax dhigay dhismaha Wadada Garoowe-Garacad, Madaxweynaha ayaa muujiyey muhiimada ay Wadadan u leedahay Bulshada Puntland.

Dhismaha Kaabayaasha dhaqaalaha Puntland, sida waddooyinka, Dekadaha iyo Garoomada Diyaaradaha ayaa ka mid ah balamaha hirgalay ee Madaxweyne Deni ku hoggaamiyey Puntland.

DHAMMAAD

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading