MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY XUBIN KA MID AH GUDDIGA DOORASHOOYINKA PUNTLAND.

MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY XUBIN KA MID AH GUDDIGA DOORASHOOYINKA PUNTLAND.

Garoowe: 31 March 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne, Lr. 24 ee 31da March 2022, kuna saabsan magacaabid xubin guddiga doorashooyinka ku meel gaarka ah ee Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland

Markuu tixgeliyey: Aqoontiisa iyo khibradiisa shaqo.

Markuu la tashtay: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland.

Wuxuu xeeriyey:

  1. Waxaa Maxamuud Yaasiin Maxamed Aw-Cali loo magacaabay xubin guddiga doorashooyinka ku meel gaarka ah ee Puntland.

Xeerkani wuxuu dhaqan-gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

DHAMMAAD

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading